Wasiirka Caafimaadka Oo Xaalad Cusub Ka Sheegay Mishiinkii Shaybaadhka Coronavirus Ee Burco La Keenaayay.

0
Wednesday 3rd June 2020 11:29:00 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Caafimaadka Oo Xaalad Cusub Ka Sheegay Mishiinkii Shaybaadhka Coronavirus Ee Burco La Keenaayay.

    Wasiirka Caafimaadka Oo Xaalad Cusub Ka Sheegay Mishiinkii Shaybaadhka Coronavirus Ee Burco La Keenaayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caafimaadka Oo Xaalad Cusub Ka Sheegay Mishiinkii Shaybaadhka Coronavirus Ee Burco La Keenaayay.


Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo la weydiiyey sababta ay wasaaradu mashiinkii labaad ee lagu baadhayo xanuunka Convid'19 u keeni weyday Gobolka Togdheer ayaa sheegay in aanu mashiinkaasi gacanta wasaarada Soo gaadhin. 



Dhawaan ayay ahayd markii agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadku sheegay in mashiinkaasi la gayn doono Gobolka Togdheer, Balse hadalka wasiirka ayaa banaanka soo dhigay Kala hadalka masuuliyiinta Wasaarada Horumarinta caafimaadka Somaliland.


Loading...
LATEST NEWS