[DEG DEG:-] Ciidamada Qanka Somaliland Fadhiisin Ka Samaystay Koonfurta Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag [ Sawiro ]

0
Thursday 9th July 2020 16:48:36 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Ciidamada Qanka Somaliland Fadhiisin Ka Samaystay Koonfurta Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag [ Sawiro ]

    Ciidamada Qanka Somaliland Fadhiisin Ka Samaystay Koonfurta Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Qanka Somaliland Fadhiisin Ka Samaystay Koonfurta Degmada Dhahar Ee Gobolka Sanaag



Ciidamada Millateriga Somaliland ayaa fadhiisin Ciidan ka samaystay deegaanka Baraagaha-Qol oo Koonfur ka xiga degmada Dhahar ee gobolka Sanaag.


Image may contain: 5 people


Taliyayaasha Ciidamada oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in Saldhiggan laga sugi doono Ammaanka deegaamadaa.


Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: 3 people




Loading...
LATEST NEWS