Shirkii Maamul Goboleedyada Soomaaliya Oo Maanta Furmaya Iyo Ajendayaal Culus Oo Lagu Soo Qaadi Doono.

0
Saturday 11th July 2020 13:54:10 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Maamul Goboleedyada Soomaaliya Oo Maanta Furmaya Iyo Ajendayaal Culus Oo Lagu Soo Qaadi Doono.

    Shirkii Maamul Goboleedyada Soomaaliya Oo Maanta Furmaya Iyo Ajendayaal Culus Oo Lagu Soo Qaadi Doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkii Maamul Goboleedyada Soomaaliya Oo Maanta Furmaya Iyo Ajendayaal Culus Oo Lagu Soo Qaadi Doono.



Sabti, Luulyo 11, 2020 (Karin News) - Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo shirka madaxda Maamul Goboleedyada dalka, waxaana lagu wadaa in lagusoo qaado ajendayaal dhowr ah, oo dhammaantood diiradda lagu saarayo xaaladda kala guurka ah ee waddanka.




Wax-yaabaha ayaa lagusoo hadal qaadi doono waxaa kamid ah arrimaha dib-u-eegista dastuurka, doorashooyinka dalka iyo sharciyo maalmihii ugu dembeeyay ay meel-mariyeen baarlamanka. Shirka ayaa marka uu furmo waxaa hadallo ka jeedin doono madaxda maamullada, kadibna waxaa toos loo guda geli doonaa ajendayaasha.



Madaxda dowladda faderaalka ah ayaan qeyb ka aheyn shirkan maanta furmaya, waxaana waxa kasoo bixi doona shirkaan indhaha ku haya dhinacyada daneeya siyaasadda Soomaaliya.

Loading...
LATEST NEWS