MAHADNAQ

0
Friday 24th July 2020 09:05:41 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAHADNAQ

    Ainga oo ah, Cumar Axmed Cali, waxaan halkan idiinka soo gudbinayaa mahadnaq balaadhan oo milgo iyo sharaf leh, haddii aad tihiin shabakada wararka ee karin news.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ainga oo ah, Cumar Axmed Cali, waxaan halkan idiinka soo gudbinayaa mahadnaq balaadhan oo milgo iyo sharaf leh, haddii aad tihiin shabakada wararka ee karin news.


Waxaan idiinkaga mahadnaqayaa sida aad iiga caawisaan in aan aragtidayda la waago bulshada kale, taa soo aniga mihiimad weyn ii leedahay, marka la eego sida aan u danayo in waxa maankayga ka guuxaya aan bulshada kale la wadaago.



Waxaan mar labaad iyo mar seddexaadba abaal iyo karaaneyn badan idiinku hayaa, sida aad mar walba aragtidayda u gaadhsiisaan bulshada aynu nolosha ku mataanownay.





Waxaan mahadnaqaa u soo gudbinayaa maamulka, xifadyahannada iyo dhamaanba shaqaalaha karin news, Aniga oo aan ahayn qoraa xirfadyahan ah, laakiin ah, muwaadin doonaya in uu talada bulshadiisa kaalin uun ku yeesho.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS