Qayb ka mid ah Fadliga Maalinta Carafa:

0
Wednesday 29th July 2020 10:01:28 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qayb ka mid ah Fadliga Maalinta Carafa:

    Qayb ka mid ah Fadliga Maalinta Carafa:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qayb ka mid ah Fadliga Maalinta Carafa:



1. Waa Maalintii Ilaahay Diinta inoo dhamaystiray.
2. Waa maalin soonka dadka aan Xujjaajta ahayn loogu dhaafayo denbiga 2 sannadood.
3. Waa maalin denbi dhaaf,naxariis iyo naar xorayn, waana maalinta ugu badan ee ilaahay addoomihiisa naarta ka xoreeyo.
4. Waa maalin Ducada la ducaystaa ay tahay ducada ugu fadliga badan maalin la ducaysto.
5. Waa maalinta Xujjaajtu Carafa taagan yihiin oo ah tiirka ugu wayn ee Xajka.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwa loo denbi dhaafo ee naarta laga xoreeyo maalintaas.
فضل يوم عرفة:
يومٌ أُكمل فيه الدين، وأُتمّت النعمة، ودليل ذلك قول الله تعالى: (الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا). حيث نزلت تلك الآية على النبي -صلّى الله عليه وسلّم- يوم الجمعة، وهو واقفٌ بعرفةٍ.
يومٌ الصيام فيه يُكّفر سنتين، ودليل ذلك قول النبي صلّى الله عليه وسلّم: (صيامُ يومِ عرفةَ إنِّي أحتسِبُ على اللهِ أنْ يُكفِّرَ السَّنةَ الَّتي قبْلَه والسَّنةَ الَّتي بعدَه)،فيُستحب صيام ذلك اليوم لغير الحاج.
يوم رحمةٍ ومغفرةٍ للذنوب، وعتقٌ من النيران، ودليل ذلك قول النبي صلّى الله عليه وسلّم: (ما من يومٍ أكثرُ من أن يعتِقَ اللهُ فيه عبيدًا من النَّارِ من يومِ عرفةَ، وأنه لَيدنو، ثم يباهي بهم الملائكةَ، فيقول: ما أراد هؤلاءِ؟ اشهَدوا ملائكتي أني قد غفرتُ لهم).
يومٌ الدعاء فيه من خير الدعاء وأفضله, و دليل ذلك قول النبي صلي الله عليه وسلم : ( خير الدعاء دعاء يوم عرفة).
يومٌ فيه الركن الأعظم للحج، وهو الوقوف بعرفةٍ، ودليل ذلك قول النبي صلّى الله عليه وسلّم: (الحجُّ عرفة).
 


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS