Khayrre wuu banneeyay xilkii raysalwasaarannimo.

0
Wednesday 29th July 2020 10:02:56 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khayrre wuu banneeyay xilkii raysalwasaarannimo.

    Markaa maxaa loo baahnaa? Waxaa loo baahnaa in la qiimeeyo saddexdii sano iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markaa maxaa loo baahnaa? Waxaa loo baahnaa in la qiimeeyo saddexdii sano iyo

 badhkii uu shaqaynayay waxii uu qabtay ama qaban waayay, waxii uu wanaajiyay ama xumeeyay, waxii uu ku ammaannaa ama ku dhaliilnaa. Taas baa wax taraysa miisaamidda mustaqbalkiisa siyaasadeed guul iyo guuldarraba. Taas baa wax taraysa wacyigeenna iyo fahankeenna masuuliyadda dawladnimada.
Maxaa se dhacay? Waxaa dhacay in la ga hadlayo oo keliya war ahaan "Khayrre waa la eryay", "Khayrre maxaa loo eryay?" "Khayrre bagaa loo eryay!" Waxaasi haba yaraato ee wax macno ah ma leh, keliya wax ay muujinaysaa in masuulku inna la weyn yahay ee aan masuuliyaddu inna la weynayn.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS