Allaha u naxariisto C/raxmaan Cali Cismaan (C/Raxmaan Malaysia) oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

0
Thursday 30th July 2020 11:20:29 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allaha u naxariisto C/raxmaan Cali Cismaan (C/Raxmaan Malaysia) oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

    Sanadkii 1999 ayaan C/Raxmaan isku barannay dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanadkii 1999 ayaan C/Raxmaan isku barannay dalka

Malaysia, isagoo la taliye u ah wasaaradda gaashaandhigga dalkaas. Wuxuu ahaa aqoonyahan firfircoon, bulshaawi ah, sheeko badan, aragti ka dhaadhicin leh, xiriir badan iyo hal abuur badan. Inkastoo ay geeridu xanuun badan tahay, haddana teeda kediska ah kuma sii jirto. Allaha u naxariisto C/Raxmaan, sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo qoyska, ehelka iyo dhammaan asxaabta oo idil. Aammiin

Qore Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS