Madaxweyne Farmaajo oo u xidhxidhan Ankara Turkey!!!

0
Thursday 30th July 2020 11:27:06 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo u xidhxidhan Ankara Turkey!!!

    Safarka Ankara, ee dhex mari doona dhawaan Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safarka Ankara, ee dhex mari doona dhawaan Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan,

Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed Ali iyo Ra'iisul Wasaare Khalid bin Khalifa bin Abdulaziz Al Thani (Qatar).
Kulankaa ayaa ah mid xal looggu raadinaayo xaaladda dalka Soomaaliya ee wakhtiggan oo Bulshadda caalamku u aragtay isbedelkii ka dhacay inuu ahaa saxasho siyaasiya iyo murkucasho geedi-socodka Ummadda Soomaaliya.
Labadda asbuuc ee Bisha foodda inaggu soo haysa ayeyba dhici kartaa inuu Madaxweynaha Soomaaliya kulankaa ka qayb gallo, oo Ankara taggo, haddii aan wax isbedelin.
Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa saaxiibadda ay leedahay ayaa isku deyeysa in Culayska diblamaasiyadeed ee Bulshadda Caalamku Soomaaliya iyo Xukumadda Farmaajo la dejiyo.
Oo Ummadda Soomaaliyeed lafteed ay tahay in hore loo socodo oo dib u dhac, isqabsi iyo Muran siyaasiya lagga dheeraaddo.
Kulanka Ankara uu ku leeyahay Mohamed Abdullah Farmaajo ayaa ah mid mahiim u ah Soomaaliya iyo hogaankiisa labadaba.
Isla markaasinna Bulshadda Caalamka laggu gaadhsiinaayo fariin mahiim iyo in Soomaaliya Doorasho ka dhici doonto.
Abdilahi Hassan
.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS