HAMBALYO MEHER abdiraxmaan Cali Cilmi iyo Saynab Cabdilaahi Jaamac

0
Thursday 30th July 2020 11:30:08 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO MEHER abdiraxmaan Cali Cilmi iyo Saynab Cabdilaahi Jaamac

    HAMBALYO MEHER abdiraxmaan Cali Cilmi iyo Saynab Cabdilaahi Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HAMBALYO MEHER abdiraxmaan Cali Cilmi iyo Saynab Cabdilaahi Jaamac

Baaraka laahu laka wa baaraka calayka wa jamaca baynakumaa bil khayr.
Waxa aan halkan hanbalyo iyo duco uga dirayaa saaxiibkay walaalkay Cabdiraxmaan Cali Cilmi iyo Saynab Cabdilaahi Jaamac oo maanta meherkoodu ka dhacay Masjidul Waxyayn ee Magaalada Hargeysa. Waa maalin aad u khayr badan ilaahay waxaan uga baryayaa ubad khayr qaba.

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS