Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama iyo Xaaladdooda + Halka ay ku socdeen

0
Monday 3rd August 2020 13:40:20 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama iyo Xaaladdooda + Halka ay ku socdeen

    Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama iyo Xaaladdooda + Halka ay ku socdeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xaniban dalka Panama iyo Xaaladdooda + Halka ay ku socdeen



PANAMA CITY (Karin News):- Dhallinyaro Soomaali ah oo sanado ka hor ka soo baxay dalka Soomaaliya, islamarkaana soo maray dalal badan oo ku yaala qaaradaha Yurub iyo Koonfurta America ayaa haatan ku xaniban dalka Panama, oo ku yaalla badhtamaha qaaradda America.

Dhalinyaradan oo socdaalkoodu ku wajahnaa dalalka Woqooyiga America, ayaa ku go’doomay dalkaas kadib markii xanuunka Coronavirus dartii ee dalkastaaba xuduudkiisa xiray.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa khadka teleefonka kula xiriirty mid ka mid ah dadka halkaasi ku xaniban waxaanu ku billaabayaa magaciisa iyo halka uu haatan ku sugan yahay.



 














RIIX HALKAN SI AAD UGA DHEGAYSATO



Loading...
LATEST NEWS