Somaliland Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre [Gudaha Ka Akhriso ]

0
Monday 3rd August 2020 15:41:16 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre [Gudaha Ka Akhriso ]

    Somaliland Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Ka Hadashay Xilka Qaadista Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.



Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Go’aankii Xildhibaanada Soomaaliya ay kalsoonidii kagala noqdeen Raysal Wasaarihii dalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisii.




Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Liibaan Yuusuf Gaaxnuug ayaa waxaa uu sheegay in Mas’uuliyad darro weyn ay aheyd tallaabadii ay Xildhibaanada Golaha Shacabka xilka qaadista ugu sameeyeen Xasan Cali Kheyre oo shaqo badan ka qabtay.



Wasiir Gaaxnuug oo la hdlaayay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay Go’aakaas Deg dega ahaa uu adduunka oo dhan iyo Somaliland ku noqday layaab, isla markaana uu ahaa mid ay ka muuqato mas’uuliyad darro. Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa waxaa uu nasiib-darro ku tilmaamay in 30 daqiiqo gudahood ku dhacdo Xukuumadii Federaalka ay Somaliland wada-hadalka kula jirtay.


Somaliland oo si naadir ah uga hadashay eryida xukuumaddii Khayre


Waxaa kaloo uu sheegay isaga oo hadalkiisa sii wata Wasiir Liibaan Yuusuf Gaaxnuug in Somaliland ayna wax isbedel ah ku yeelan doonin xilka qaadista Xasan Cali Kheyre, hayeeshee uu Dowladda Somalia ka dhaxayso Somaliland wada-hadallo.


Loading...
LATEST NEWS