[WAR DEG DEG AH:-] Shirweynihii Xisbiga UCID oo Iminka La Shaaciyey Goorta Uu Dhacayo Iyo Tuhanada Soo Baxay

0
Saturday 8th August 2020 13:36:12 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR DEG DEG AH:-] Shirweynihii Xisbiga UCID oo Iminka La Shaaciyey Goorta Uu Dhacayo Iyo Tuhanada Soo Baxay

    WAR DEG DEG AH: Shirweynihii Xisbiga UCID oo Iminka La Shaaciyey Goorta Uu Dhacayo Iyo Tuhanada Soo Baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAR DEG DEG AH: Shirweynihii Xisbiga UCID oo Iminka La Shaaciyey Goorta Uu Dhacayo Iyo Tuhanada Soo Baxay




Xisbiga mucaaridka ah ee ucid ayaa shirweynihiisii dhici lahaa maanta la shaaciyey inaanu qabsoomeyn wakhtigan sababo siyaasadeed oo jira, waxaana la sheegaya in guddoomiye faysal cali waraabe iyo sidoo kale ex wasiir maxamuud xaashi ay yihiin laba nin oo saaxiib dhaw ah islamarkaana uu heshiis caalami ah oo siyaasadeysan uu dhex maray labadoodan xiligii uu yimi madaxtooyada ee uu noqday wasiirka madaxtooyada somaliland Maxamuud xaashi

Waxaana la dhawrayaa shirweynaha xisbiga kulmiye wakhtiga uu dhacayo oo labada xisbi mucaaridba ka dhursugayaan cidda qabata xilalka hogaanka xisbiga kulmiye, iyadoo xisbiga waddani isna laftigiisu uu dib u dhigay shirweynihiisii maadaama indhaha lagu hayo wadada dhabta ah ee uu maro xisbiga kulmiye.











Loading...
LATEST NEWS