[Akhriso:-] Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Dalalka Soomaaliya Iyo Kenya

0
Saturday 8th August 2020 14:01:46 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Dalalka Soomaaliya Iyo Kenya

    Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Dalalka Soomaaliya Iyo Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Dalalka Soomaaliya Iyo Kenya


Sabti, Agoosto 8, 2020 (Karin News) - Dowladda Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalka Kenya, iyadoo sheegtay inay kordheen dambiyada abaabulan ee argagixisannimada, arrimaha caafimaadka, iyo afduubka.





Dowladda Maraykanka waxay tilmaamtay in Xarumaha Caafimaadka Ka Hortagga Cudurrada (CDC) ay ka deyiyeen xaaladda caafimaadka oo ay sabab u tahay markii Kenya qaaday xayiraadii lagu xakameynayay faafitaanka Covid19., Muwaadiniinteeda Maraykanka waxaa si gaar ah looga digay inay u safraan Xadka Kenya iyo Soomaaliya iyo meelaha xeebaha cabsida la xiriirta argagixisada awgeed.



"Sababo la xiriira argagixisannimada awgeed, shaqaalaha dowladda Mareykanka ayaa laga mamnuucay inay u safraan gobollada xudduudda Kenya iyo Soomaaliya iyo meelaha xeebaha qaarkoodā€¯ ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay safaaradda Maraykanka ee Kenya.
Loading...
LATEST NEWS