Sharaf ayuu la Hoyday

0
Saturday 12th September 2020 13:08:52 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sharaf ayuu la Hoyday

    Innaa Lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Marka hore waxaan Tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Allah ha u Naxariistee Geesigii Sharafta badnaa Marxuum Cali Axmed Sandulle oo maanta geeridiisa la soo sheegay, waxaan Marxuumka Allah uga baryayaa inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo Carruurtii iyo Qoysaskii uu baxayna uu Samir Iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin.

Allah ha u Naxariistee Marxuum Cali Sandulle waxa uu ahaa Geesigii Maamulka Dawladnimo ku fidiyay Gobolada Bari ee Dalka, waxaana uu dedaal iyo naf-hurid uu ku bixiyay in Maamulka Dawladnimo ee Somaliland oo deegaanka Oog aan dhaafsiisnayn uu gaadhsiiyay ilaa Laascasnood oo uu Maamulka Puntland ka talin jiray.

Waxaan qirayaa in Cali Sandulle uu ahaa Siyaasiga ugu kartida badan ee ka soo jeeda Gobolka Sool ee ku suntan in Dawlada Somaliland ay hanato xuduudaha Bari ee Dalkeena.

Rabbi ha u Naxariisto Marxuumka dhamaanteena Samir Iyo Iimaan haka siiyo. Aamiin.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS