Somaliland-diidku ma Fitno Doon baa? ma Daba-dhilif baa?

0
Sunday 13th September 2020 10:13:30 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland-diidku ma Fitno Doon baa? ma Daba-dhilif baa?

    Waxan la yaabay ninka si badheedh ah ugu ololeeya Somaliwayn ee ka ololeeya Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan la yaabay ninka si badheedh ah ugu ololeeya Somaliwayn ee ka ololeeya Somaliland

, maxaa ka galay in uu faalleeyo dhacdooyinka Somaliland iyo dadkeeda ka dhexeeya, ilayn duuduub buu uga soo horjeedaaye; miyaanay isugu mid ahayn dadka Somaliland iyo waxa ka dhacaya oo dhamiba!

Baroortu orgiga ka wayn!! afraadani way kala gun dheer yihiin; qaarkood ha tagaan Xamar ama ha qaataan mawqifka Somaliwayn ee laakiin ma xasarad badna, laakiin waxa jira qaar kale oo 24ka saac ku hawlan iskudirka iyo dibindaabyada dadka reer  Somaliland; markii aan in badan u dhabagalay waxa ii soo baxday in hadafkooda kowaad yahay sidii fitno looga dhex abuuri lahaa dadka reer Somaliland si uu u guulaysto Mashruuca Somali-wayn, waxana ay u dhawdahay in kuwaasi ay yihiin dabadhilifyo (secret agents) wixii doonaa ha ku kallifaane! Afka Carabigana waxa lagu yidhaa Camiil ama Cumalaa marka jamac laga dhigayo!


Cabdo; Somaliland-diidku ma daba-dhilif baa?.
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS