Siyaasadda Caalamka

0
Tuesday 15th September 2020 08:10:28 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasadda Caalamka

    Xisbigga Labourka ama shaqaalaha ee wadanka ingiriiska ayaa caawa soo saaray go'aan taariikhiya oo ku cadeeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbigga Labourka ama shaqaalaha ee wadanka ingiriiska ayaa caawa soo saaray go'aan taariikhiya oo ku cadeeyey


in uu taageersan yahay in wadankaasi dib ugu noqdo xubinimadii midowga yurub , taasoo macnaheedu yahay gogol xaadh afti cusub oo dadwayne iyo doorasho waqtigeeda kasoo horaysa waa hadii natiijaddu saacidu dalabka ay wataane .

Xisbiga shaqaaluhu markuu qiimeeyey saamaynta ay ku yeelatay ka bixidii yurub wadanka ingiriiska waxay la noqotay in uu gaadho go'aankan isagoo doonaya hada ka dib in dhaliilaha Brexitka uu ku karbaasho xukuumadda xisbigga Conservative ee taladda haysa , sideedaba na siyaasadda caalamku aragti iyo aqoon bay ku salaysan tahay la waafajiyo amba waxa jooga .



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS