10 shey oo kobciya maskaxda ama iftiimiyaa ?

0
Tuesday 15th September 2020 08:13:31 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10 shey oo kobciya maskaxda ama iftiimiyaa ?

    Kobcinta maskaxadda iyo xasuusta waa hibo ilahay na siiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kobcinta maskaxadda iyo xasuusta waa hibo ilahay na siiyey

 lakiinse waxaa jira qaab loo kobcin kara adiga oo aandawo qaadan, samee taloyinkan aan hoos kugu xardhay

1-Hurdo kugu filan seexo ugu yaran 8 sacadood xili fiicana seexo oo isga yaree dhafarka

2-Subixii quraac la ha bixin quraac la,aan

3 -jimicsi samee subixii hore hadii aad ordi karato waa wax wanaagsan jimcisiga wuxuu ka ilaalinayaa cuduro badan sida sankoroowga iyo dhiig karka

4- Cun cuntooyin isku dheeli tirsan hadii aad heli karto malay/kaluun ka sii fiican

5- aqri wax badan sida buugta muhiimka ah iyo quraanka

6- isku day in aad wax xifdin karto sida nambarada telphanadda iwm

7-buuqa iyo walwalka ka fagow

8-jooji balwada sida sigaarka ,shiishada,jaadka iyo qamriga

9-noqo bulshaawi

10-Soonka,salaada iyo alle ku xirnaanshaha

Intaas oo talo hadiii aad sameysid waxaan ku rajenayaa in aad hormar ku sameynsid

Kana fagow dhamaan waxii qalbikaada iyo maskaxdda madoobeynaya sida balwada iwm.

W/Q Dr Cadceed



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS