Sawir Siyaasi Maxamuud Xaashi Iyo Hogaamiye Xirsi Laga Qaaday Oo Durtaba Abuuray Xaalad Siyaasadeed

0
Tuesday 15th September 2020 18:32:14 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawir Siyaasi Maxamuud Xaashi Iyo Hogaamiye Xirsi Laga Qaaday Oo Durtaba Abuuray Xaalad Siyaasadeed

    Sawir Siyaasi Maxamuud Xaashi Iyo Hogaamiye Xirsi Laga Qaaday Oo Durtaba Abuuray Xaalad Siyaasadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir Siyaasi Maxamuud Xaashi Iyo Hogaamiye Xirsi Laga Qaaday Oo Durtaba Abuuray Xaalad Siyaasadeed







Hargeysa (Karin News):- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo todobaadkii ugu dambeeyayba haystay baraha bulshada ka dib markii uu ka hadlay xaaladda xisbiga kulmiye galay iyo hankiisii ku aadanaa murrashaxnimada guddoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa maanta miiska ku kulmiyey gudaha hargeysa isaga iyo hogaamiye xirsi cali xaaji xasan oo ay iskugu dambeysya xiligii madaxtooyada ay wada joogeen.

Dadka reer somaliland ee siyaasadda falanqeeya ayaa durtaba ka eegay dhanka siyaasadda iyo fariinta sawirkan sido waxaana iminka sawirkan hoos kaaga muuqda qabsaday dhamaan baraha bulshada waa ex wasiir xaashi iyo hogaamiye xirsi oo ay iskugu dambeysay waagii xukuumadda madaxweyne silaanyo ay ka wada tirsanaayeen

Karin News














Loading...
LATEST NEWS