[Breaking News:-] Imaaraadkii Carabta Iyo Dalka Baxreyn Oo Iminka Yuhuudda La Saxeexday Heshiis

0
Tuesday 15th September 2020 21:45:23 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Breaking News:-] Imaaraadkii Carabta Iyo Dalka Baxreyn Oo Iminka Yuhuudda La Saxeexday Heshiis

    Breaking News:- Imaaraadkii Carabta Iyo Dalka Baxreyn Oo Iminka Yuhuudda La Saxeexday Heshiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Breaking News:- Imaaraadkii Carabta Iyo Dalka Baxreyn Oo Iminka Yuhuudda La Saxeexday Heshiis





Washigton Dc (Karin News):- Imaaraadka Carabta iyo Bahrain ayaa goor dhawayd heshiis rasmi ah Israa'il kula gaadhay aqalka cad ee dalka Mareykanka.
Weftiyo culus oo sadexda dal ka socda ayaa saxiixay heshiiska nabadeed oo rasmi ah, waxaana goob joog ka ahaa Madaxweynaha Maryekanka Donald Trump, oo isagu gadh-wadeen ka ahaa xidhiidhka dhexmaray dalalkan.
Donald Trump ayaa sidoo kale sheegay in dalal uu Sucuudiga oo uu la hadlay kamid yahay ay saf ugu soo jiraan inay xidhiidh la yeeshaan Israa'il.












Loading...
LATEST NEWS