Xisbiga KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Martiqaaday Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Habarjeclo [ Sawiro ]

0
Tuesday 22nd September 2020 13:54:06 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Martiqaaday Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Habarjeclo [ Sawiro ]

    Xisbiga KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Martiqaaday Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Habarjeclo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga KULMIYE Oo Hadhimo-sharafeed Ku Martiqaaday Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Habarjeclo.



Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa munaasibad hadhimo-sharafeed ah ku martiqaaday aqoonyahanka iyo waxgaradka beelaha bariga Burco ee Daga Gobolada Togdheer , Sanaag , Saraar , Iyo Saaxil.




Xafladani waxay kusoo beegmaysaa iyadoo khilaaf hadheeyay shirweynaha xisbiga KULMIYE oo dhawaan qabsoomaya, waxaana dad badani ay ku macneeyeen in KULMIYE doonaayo inuu sii xejisto taagerada uu ka haystay beelaha bariga Burco oo in mudo ahba hoos u dhacday.









Loading...
LATEST NEWS