[Akhriso:-] Xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland wuxuu kicinayaa mawjaddo Siyaasadeed Oo Adduunka Ah

0
Saturday 26th September 2020 10:23:48 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland wuxuu kicinayaa mawjaddo Siyaasadeed Oo Adduunka Ah

    Xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland wuxuu kicinayaa mawjaddo Siyaasadeed Oo Adduunka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland wuxuu kicinayaa mawjaddo Siyaasadeed Oo Adduunka Ah





Maqaal dheer oo laggu daabacay mareegta machadka Barashadda Nabadgelyadda iyo Amaanka ee loo yaqaano ( ISS) oo qorey khabiir magaciisa la yidhaahdo Peter Fabricius, ayaa laggu sheegey in xidhiidh is aqoonsi oo dhex mara Somalilan iyo Taiwan uu horseedi doono mawjaddo xidhiidho ah oo wadamo kale la yeeshaan labadan wadan .
Maqaalkani wuxuu intaa ku daray in Taiwan Aduunka ku leedahay 75 safaarood kuwaas oo labba ka middi yihiin Afrika,gaar ahaan Nijeriya iyo South Afrika , labadoodaasna ciwaanadoodu yihiin Taipei Representative Office’ Halka xafiiska Hargaysa ee Taiwan ciwaankiisu yahay Taiwan representative office, sidoo kale xafiiska Somaliland ee Taiwan ayaa ciwaankiisu yahay Somaliland represantative office .












Dhinaca kale , maqaalkani wuxuu sheegay in labadda wadan ee China iyo Soomaaliya aa uga warwarsan yihiin xidhiidhka Hargaisa iyo Teipei , kaasoo hadii si buuxda ay isu aqoonsadaan horseedi kara in wadamo badan oo kale na aqoonsadaan .
Si kastaba ahaatee , maqaalkan waxaa laggu soo gabagabeeyey in Somaliland iyo Taiwan xiligan qaateen Istaraajiyaddo khatar badan oo ay kagga faaidaysanayaan xiligan uu dib usoo cusboonaaday dagaalkii qaboobaa , somaliland ka faaidaysanayso bogcadda ay ku taalo ee muhiimka ah .

Loading...
LATEST NEWS