Muxuu Salka Ku Hayaa Gacan Ka Hadalka Maanta Ka Dhex Dhacay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ?

0
Saturday 26th September 2020 12:42:15 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Salka Ku Hayaa Gacan Ka Hadalka Maanta Ka Dhex Dhacay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ?

    Muxuu Salka Ku Hayaa Gacan Ka Hadalka Maanta Ka Dhex Dhacay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu Salka Ku Hayaa Gacan Ka Hadalka Maanta Ka Dhex Dhacay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ?

 
Xildhibaaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka la hor keenay xeerka Doorashooyinka Somaliland si loo ansixiyo xeerkaasi.



Balse badi Xildhibaaanada ayaa ka biyo diiday xeerkani waxaana golaha ka dareeray Xildhibaaano dhawra oo kasoo hor jeeday ansixinta xeerka doorashooyinka.


Intaasi kadib Xildhibaaan Faarax dheere oo kamida mudanayaasha aqalka wakiilada ayaa  caagad uu biyo ku cabayey ku tuuray Xoghayaha golaha wakiilada oo soo jeedinayey Xeerka.


Majirto wax dhibaato ah oo soo gaadhay xoghayaha, balse waxa golaha laga saaray Xildhibaaanka gacan qaadka sameeyey, Waxaana la baajiyey ansixinta xeerka iyada oo  loo balamay maalinta berri ah.


Waxa xusid mudan in aanay golaha kasoo xaadirin Xildhibaaanada metelada gobolada Awdal iyo Sool.


~Maxamed Jokar
Loading...
LATEST NEWS