"Deyn ayaa lagu leeyahay ee Ergada ku darra"

0
Monday 12th October 2020 08:24:50 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Deyn ayaa lagu leeyahay ee Ergada ku darra"

    Waxaan maqlayaa oo arkayaa dadaaladda & loolanka loogu jiro ka mid noqoshada Ergooyinka dooran doonna Xildhibaanadda 2021.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan maqlayaa oo arkayaa dadaaladda & loolanka loogu jiro ka mid noqoshada Ergooyinka dooran doonna Xildhibaanadda 2021.

Waxaamuuqata in loolanka Ergaynimadu ka guux badan yahay 2016.

Ninka ka mida odoyaasha muxtarimka ah ayaa ii sheegay in xaalku aad ugu culusyahah oo uu yaaban yahay dalka & dibadda culays ka saaran yahay. 

Odaygaasi waxa uu ii tilmaamay in hada ay jiraa  dad badan oo ergadda ku radinaya culusyadda u gaarka ah ee haysta  sida mid deymeysan ama duruufo kale  sheeganaya oo ergo doona.


Hadii xaalku sidaa ku sii socdo maxaad  u malaynaysaa sidee wax noqon doonaa?

Yaabay anigu. 

"War Ergadda igu darra  ayay ka shidan tahay"

Mahadsanid
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS