6 Gobol ayuun baa sharciya

0
Tuesday 13th October 2020 11:01:11 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    6 Gobol ayuun baa sharciya

    Sidda uu dhigayo Qodobka 109 ee Distoorka Somaliland , Xubintiisa sadaxaaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidda uu dhigayo Qodobka 109 ee Distoorka Somaliland , Xubintiisa sadaxaaad


 ( Wax ka badalka Tiradda Goboladda dalka ama xuduudahoodda oo ay raacsan tahey sababta wax looga badalayaa waxaa soo jeedinaya Golaha wasiiradda , ka dibna waxaa loo gudbinayaa Golaha Wakiiladda iyo Guurtidda si ay u ansixiyaan''.

Sidaa darteed Goboladda Somaliland weli wax ka badalkoodda may soo jeedinin Golaha wasiiraddu ,  Golayaaasha Baarlamaanka iyo Guurtiduna may ansixinin , sidaa darteed tiradda Goboladda Somaliland weli waa 6 Gobol sharci ahaan .
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS