Anigu ninkan baan la haystaa

0
Thursday 15th October 2020 08:25:40 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Anigu ninkan baan la haystaa

    Daraasad ay maanta soo bandhigtey xarun cilmi baadhiseed oo ku taala magaaladda London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daraasad ay maanta soo bandhigtey xarun cilmi baadhiseed oo ku taala magaaladda London
 oo la yidhaahdo Intertional interest London-based Think tank , ayaa shaacisey in sahan lagga qaadey 13 wadan oo carbeed ay dadkii la waraystay 58 % sheegeen in ay la dhacsan yihiin Madaxwayne Ordagan iyo siyaasadiisa bariga dhexe.


13 kan wadan oo ay ku jiraan wadamadda khaliijka iyo Masar ayaa dadka oo la waydiiyey siyaasadaha ay raacsan yihiin ee bariga dhexe waxey 58 % u codeeyeen Turkigga , halka Wadamadda Jarmalka iyo Shiinuhuna noqdeen kuwa kusoo xigga , halka dhibcaha ugu hoseeya uu ka heley Maraykanka oo dadku ku nacey siyaasadiisa la xidhiidha nabadaynta bariga dhexe .



Dr Samir Hamdi oo ah madaxa xaruntan ayaa sheegey in taageeraddadadwaynaha carbeed u hayaan Madaxwayne Ordagan ay isa soo tarayso in ka badan inta ay taagersan yihiin Turkigga , iyadoo Turkiga Ordan ka hor aan lagga jeclayn caalamka carabta hadeerna ay xoogaysanayso taageeradda Ordagan ku yeelanayo dunidda carabta , taasoo dadwaynaha carbeed u arkaan in ordagan yahay hogaamiyaha Turkiga cusub oo door muuqda ku yeeshey Bariga dhexe .


Si kastaba ha ahaatee , anigu hogaamiyeyaashaa caalamka iyo falanqeeyayaasha ku foogan siyaasadda iyo waayaha Aduunka ayaan la haystaa , jaafaajiriqii soomalida waan ka ilbaxey


W/Q Axmed Nuur Gurunje
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS