Aduunku mashaariic buu ku tartamaaya.

0
Thursday 15th October 2020 08:27:41 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aduunku mashaariic buu ku tartamaaya.

    Golaha Sanedka wadanka Philiphine ayaa ansixiyey dhismaha Garoon cusub oo diyaaradeed oo la yidhaahdo Bulucan Air port

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Sanedka wadanka Philiphine ayaa ansixiyey dhismaha Garoon cusub oo diyaaradeed oo la yidhaahdo Bulucan Air port



, Bulucan Air port waxaa kasoo burqanaya sidda loogu tala galey .
-400 , oo kun oo shaqo mudada dhismihiisu socdo .
- 1 Malyuun oo shaqo marka dhismihiisa la dhamaystiro .
- 100 Malyuun oo rakaab ihi inay isticmaalaan .
- 60 Diyaaradood in ay ka duulaan halkii saacba dhabo kasta oo ka midda dhabayaasha garoonk .
- 35 Malyuun oo dalxiise in uu soo jiito sanadkiiba .



Saaxibayaal , anagga wadankeenu wuu ka Istaraaji san yahay filimbin , dakadaheena iyo madaaradeenuna waxay isku xidhi karaan Kuwa bariga fog sidda filimbiin , kuwa bariga dhexe , kuwa afrika iyo kuwa Yurub , waa se hadii aynu muranka iska dayno oo aynu mashaariicda usoo jeesano , maxaa yeeley aduunku mashaariic buu ku mashquulsan yahay somaaliduna muran .



W/Q Axmed Nuur Gurunje
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS