Fanaan Caan Ah Oo Gebi Ahaanba Joojiyay Fankii, Hadal-hayn Ka Taagan & Xaaladihii Ugu Dambeeyay [ WAA KUMA? ]

0
Saturday 17th October 2020 09:30:05 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 740
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaan Caan Ah Oo Gebi Ahaanba Joojiyay Fankii, Hadal-hayn Ka Taagan & Xaaladihii Ugu Dambeeyay [ WAA KUMA? ]

    Fanaan Caan Ah Oo Gebi Ahaanba Joojiyay Fankii, Hadal-hayn Ka Taagan & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaan Caan Ah Oo Gebi Ahaanba Joojiyay Fankii, Hadal-hayn Ka Taagan & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.



Hargeysa(Karin News)- Fanaanka Caanka Ah Ee Maxamed Siciid Cabdi BK ayaa gebi ahaanba ka baxay fanka oo uu ahaa xidiig siweyn uga dhexmuuqda,





Bk walaalkii oo lagu magacaabo Cabdishakuur Siciid Cabdi ayaa baraha bulshada ku qoray in walaalkii Maxamed Cabdi Bk uu joojiyay fankii, waxaanu qoraal uu baahiyay ku yidhi



Image may contain: 1 person, standing

"Farxadaada walaal waanu sugi kari la nahay, Arbacada dhegaha bulshada waxa soo gaadhi doonna war wanaagsan oo lagu farxi doonno. Walaal Maxamed Bk nolosha inta kaa dhiman cibbaado suubban iyo camal khayr qaba ayaan kuu rajeynayaa.

Waynoo arbacada insha allah.
Guulleyso walaal "



Hadii Fanaanka Bk Fanka Ka Baxo Waxa Uu Noqoyaa Fanankii Seddexaad Ee Ka Tirsanaan Jirey Kooxda Caanbaxdey Ee Xidigaha Geeska Waxana Hore Uga Fadhiistay Fanka Fanaaniinta Hamda Queen Iyo Cabdi Hani KuwaasOo Ay Bk Mar Ka Wada Tirsanaayeen Kooxdan




Loading...
LATEST NEWS