[DEG DEG:-] Raggii Hargeysa Ku Kufsaday Gabadha Yar Oo Iminka La Xukumay

0
Saturday 17th October 2020 10:26:02 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Raggii Hargeysa Ku Kufsaday Gabadha Yar Oo Iminka La Xukumay

    DEG DEG:- Raggii Hargeysa Ku Kufsaday Gabadha Yar Oo Iminka La Xukumay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Raggii Hargeysa Ku Kufsaday Gabadha Yar Oo Iminka La Xukumay





Hargeysa (Karin News):- 7 dii eedaysane ee ku eedaysnaa in ay kufsadeen Cawo Xariir oo ka mid ahayd caruurta xarunta agoomaha ayaa ay saaka dacwadoodi Maxkamadda Gobolka Hargeysa xukun ka soo saartay.

Waxaanay 2 ka mid d ah 7 dii eedaysane ku xukuntay min 3 sano oo xadhig ah. Halka 5 tii kale ay midkiiba maxkamaddu ku xukuntay 6 bilood oo xadhig dibad joog ah.

Dhinaca kale Xafiiska Xeer Ilaalinta oo aan xukunkaa ku qancin waxa uu xukunkaa ka qaateen rafcaan.

 

Jamaal Mandeela

 

Karin News

Hargeysa

 














Loading...
LATEST NEWS