[War Deg Deg ah:-] Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Madaxtooyada Somaliland Ka Socday.

0
Saturday 17th October 2020 13:16:03 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg ah:-] Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Madaxtooyada Somaliland Ka Socday.

    Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Madaxtooyada Somaliland Ka Socday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Madaxtooyada Somaliland Ka Socday.



Hargeysa(Karin News)- War Deg deg ah:- Qodobada ayaa ka soo baxey shirkii golaha wasiirada ee arrimaha fly Dubai iyo air arabia:-





1. In raali galin sharci ah ay soo qoraan Maamulka Shirkadaha Fly Dubai iyo Air Arabia.


2. In Xukuumadu ka shaqeyso sidii loo dardar gelin lahaa dhameystirka nidaamka sharci ee lagu sii deynaayo shirkadahaasi.


3. In ay sii Xayirnaadan ilaa inta Hawshooda Sharci dhaamaaneyso.



Maxaa Ka dhashay xannibaadda xukuumadda Biixi ku hayso diyaaradaha Fly Dubai iyo Air Arabia? (WQ: Muxiyadin Maxamuud Xuseen) – Bandhige- Wararka Somaliland iyo faallooyinkooda
Shirka Deg-dega ahi Hada ayuu soo dhamadey 3 saac oo uu si xidhiidh ah u socday Wasiiraduna dibada U Soo Baxeen.

Loading...
LATEST NEWS