[DEG DEG:—] Weriyad Loo Xidhay Dabagalka Gabadhii Yareyd Ee Hargeysa Lagu Kufsaday

0
Thursday 22nd October 2020 17:04:01 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:—] Weriyad Loo Xidhay Dabagalka Gabadhii Yareyd Ee Hargeysa Lagu Kufsaday

    DEG DEG:— Weriyad Loo Xidhay Dabagalka Gabadhii Yareyd Ee Hargeysa Lagu Kufsaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:— Weriyad Loo Xidhay Dabagalka Gabadhii Yareyd Ee Hargeysa Lagu Kufsaday





Wariye Barwaaqo Xaaji Faarax Oo Ka Hawl Gasha Telefishanka Madaxa Banaan Ee Sahan ayaa la sheegay In Lagu Xidhay Magaaladda Hargeysa.

Xadhiga Wariye Barwaaqo oo Warbaahinta U Xaqiijiyay Guddoomiyaha Telifshankaasi Axmed Cabdiraxmaan ayaa ka Dambeeyay ka Dib Markii iyada Oo duubaysa Dad Ka Cabanayay Xukunkii Lagu Riday Raggii Kufsiga U Geystay Gabadh Yar Oo Ku Jirtay Xarunta Agoomaha Hargeysa.


Xukuumada Iyo Ciidamada Booliska ayaanu Midkoodna Ka Hadal.
Loading...
LATEST NEWS