Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE [ Gudaha Ka Akhriso ]

0
Wednesday 28th October 2020 11:19:59 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE [ Gudaha Ka Akhriso ]

    Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE .


Hargeysa(Karin News)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE u magacaabay Ibraahim Axmed Raabi, Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xoghaya Guud.




Shirka 7aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa si rasmi ah ugu furmay magaaladda Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. 






Loading...
LATEST NEWS