Gantaallo Magaalo Lagu Garaacay Oo Ay Ku Dhinteen 21 Qof Oo Rayad Ah & Wararkii Ugu Dambeeyay.

0
Thursday 29th October 2020 07:50:22 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gantaallo Magaalo Lagu Garaacay Oo Ay Ku Dhinteen 21 Qof Oo Rayad Ah & Wararkii Ugu Dambeeyay.

    Gantaallo Magaalo Lagu Garaacay Oo Ay Ku Dhinteen 21 Qof Oo Rayad Ah & Wararkii Ugu Dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gantaallo Magaalo Lagu Garaacay Oo Ay Ku Dhinteen 21 Qof Oo Rayad Ah & Wararkii Ugu Dambeeyay.



Azerbaijan ayaa ciidamada Armeniya ku eedeysay iney dileen 21 qof oo rayad ah kaddib marki ay deegaan ka mid ah gobolka Nagorno-Karabakh ay gantaallo ku garaaceen.




Tobaneeyo kale ayaa la sheegayaa duqeyntaasi iney ku dhaawacmeen duqeynta lala beegsaday Azeri ee magaalada Barda, inta uu dagaalka socday. Armenia ayaa eeddaasi gaashaanka u daruurtay weerarkaasi iyada oo sheegtay ciidamada Azerbaijan ay beegsadeen isbitaal ay haweenku ku umulaan.



Dagaalka gobolka Nagorno-Karabakh ka socda ayaa qarxay 27-ka bisha September. Dhulka buuraleyda uu dagaalka ka socda ayaa heer caalami looga aqoonsan yahay inuu hoos tago Azerbaijan balse waxaa gacanta ku haya qowmiyado Armenia ka soo jeedo



Gaari ku gubtay inta uu dagaalka ka qarxay gobolka Nagorno-Karabakh

Loading...
LATEST NEWS