[War Deg Deg Ah Ah:-] Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Mujaahid Axmed Mire & Dareenada Ku Xeeran [ + Sawiro ]

0
Thursday 29th October 2020 13:16:25 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 2699
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah Ah:-] Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Mujaahid Axmed Mire & Dareenada Ku Xeeran [ + Sawiro ]

    Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Mujaahid Axmed Mire & Dareenada Ku Xeeran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Mujaahid Axmed Mire & Dareenada Ku Xeeran.



Hargeysa(Karin News)-  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ku Qaabiley Xafiiskiisa Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux, Kulanka ayaa ka dhacey Madaxtooyada Waaxanu qaatey Muddo ka badan 3 Saac oo xidhiidh ah.





Madaxweynaha iyo Muhaajid Axmed ayaa ku kala aragti duwanaa muddo dheer arrimaha siyaasada balse ugu danbeyn  waxey gaadhen is faham dhanka siyaasada ah wada xaajoodkoda maanta ka dib, sida ilo xog ogaal ahi ii xaqiijiyen.




Muuqalada iyo Warka Kulanka Kala Soco Karin News 

Loading...
LATEST NEWS