"Daadmadheedh iyo macalin diridhaba"

0
Wednesday 11th November 2020 10:32:00 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Daadmadheedh iyo macalin diridhaba"

    Maxamed maxamuud oo ku magac dheer DIRIDHABA waxa uu kamid ahaan jirey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed maxamuud oo ku magac dheer DIRIDHABA waxa uu kamid ahaan jirey


ciyaartooygii hore ee GWG hargeysa wakhtigii somaliya iyo somaliland midaysnaayeen waxaanu ka ciyaari jirey difaaca ,


Maxamed diridhaba waxa uu ahaa ciyaaryahan difaac adag oo ay adkayd sida kubada loola dhaafo ama looga dheereeyo ,
Diridhaba waxa ui ahaa kalkaaliyaha tababaraha dhinaca jidh-dhiska iyo carbinta ciyaartooyga .
Diridhaba waxa ui wataa xulka G/ daad madheedh oo galabta usoo baxay afarta ugu danbeeyey ( semi final ) Koobka Gobolada J/ somaliland kadib markii 4 - 0 kaga adkaadeen G/Sool.



Ciyaaryahanada g/daadmadheedh waxa uu ka dhigay kuwo aan daalayn oo fardo ah maadaama uu khibrad dheeraada u lahaa carbinta ciyaartooyga & jidh-dhiskooda , waxaanay cid walba kaga badinayaan hafto bixid aanay daalaynin .
Guul baan u rajaynayaa iyo inuu koobka ku guuleeysto sxbkay maxamed diri dhaba oo aanu isku wakhti u kala ciyaarayney G/togdheer iyo GWG hargeysa .

Sawirkan waa 1987 muqdisho stadium oo ciyaar semi final ah nagu dhex martay labadayada goboll kadib markii aanu afarta danbe isugu nimi ciyaarihii gobollada ee wadankii hore ee la isku odhan jirey somalia oo ka koobnaa 18 goboll .
▪GWG hargeysa kaalinta labaad
▪Gobollka Togdheer kaalinta sadexaad .
ByCabdiDhaylo✍.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS