Kaniisaddan Hargeysa ee dadkii ay la yaaban yihiin.

0
Thursday 19th November 2020 09:44:37 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaniisaddan Hargeysa ee dadkii ay la yaaban yihiin.

    dadkan sharafta ka doontay ee maamuus in ay ka helayaan u malaynayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dadkan sharafta ka doontay ee maamuus in ay ka helayaan u malaynayaa


 waa kuwii uu qarni ka hor ina Cabdalle Xasan sheegayay ee u gabyayay tarantoodii oo tubtii waalidkood raacaysa, gabaygiisaas ayaana u jawaabistooda inagaga filan:

Nasab haddii aad tihiin gaaladaad, nici lahaydeene.
Nasteexadu waxay idinla tahay, naafac aan jirine.
Ka nacuudu Shaydaammadaad, nacam tidhaahdeene.
Naar quutayaal iyo kufraad, nebiyo mooddeene.
Nasaarada waxaw taabacdeen, waa najuusnimo'e.
Naamuuskiin wuxuu jabay markaad, nacabka raacdeen.

Intaasi inagaga filan waxa ay yihiin in atnu ogaano.
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS