[DEG DEG:- ] Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Ninka Loo Magacaabay Oo Ex Wasiir Xaashi Caydiisii Xil Ku Helay

0
Saturday 21st November 2020 15:01:33 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:- ] Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Ninka Loo Magacaabay Oo Ex Wasiir Xaashi Caydiisii Xil Ku Helay

    [DEG DEG:- ] Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Ninka Loo Magacaabay Oo Ex Wasiir Xaashi Caydiisii Xil Ku Helay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:- ] Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Ninka Loo Magacaabay Oo Ex Wasiir Xaashi Caydiisii Xil Ku Helay







Hargeysa (Karin News)- Xisbiga KULMIYE, ayaa afhayeen cusub u magacaabay xisbiga.
Afhayeenka cusub ayaa loo magacaabay Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo ah siyaasi dhallinyaro ah oo caan ah.
Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa soo saaray digreerada magacaabista Afhayeen Buuni, waxanay iyadoo faahfaahsan u dhignayd sidan hoose:


Warqad uu ku saxeexan yahay Axmed Cabdi Dheere, guddoomiyaha labaad ee Kulmiye ayaa lagu magacaabay siyaasigan hore guddoomiye ku-xigeenka uga soo noqday UCID.
Jagadan hore waxa u hayay wasiirka Qorshaynta Xasan Gaafaadhi.

















Loading...
LATEST NEWS