[DAAWO:-] Qubanaha Maanta VOA-da Iyo Qodobada Ku Jira Oo Xaasaasi Ah

0
Saturday 21st November 2020 20:29:14 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DAAWO:-] Qubanaha Maanta VOA-da Iyo Qodobada Ku Jira Oo Xaasaasi Ah

    DAAWO:- Qubanaha Maanta VOA-da Iyo Qodobada Ku Jira Oo Xaasaasi Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO:- Qubanaha Maanta VOA-da Iyo Qodobada Ku Jira Oo Xaasaasi Ah





• Xubnaha musharrixiinta xilka madaxtinimada oo maanta uu uga furmay Muqdisho shir ay uga tashanaaan arrimaha doorashada iyo waxay ka yeelli doonaan guddiyada doorashada ee ay diidan yihiin.
• Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo difaacay guddiyada dorashada, isagoo ballanqaaday in doorashada sannadkan aan la boobi doonin.
• Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ciidankeedu ay qabasdeen magaallo u dhow caasimadda gobolka Tigray-ga.











Loading...
LATEST NEWS