|
|
Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Muqdisho Ka Dhacay, Khasaaraha Ka Dhashay & Magacyada Dadka Ku Geeriyooday.
Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Muqdisho Ka Dhacay, Khasaaraha Ka Dhashay & Magacyada Dadka Ku Geeriyooday.
Sabti, November, 28, 2020 (Karin News) - Waxaa kordhay tirada dhimashada ka dhalatay Qaraxii xalay lagu weerarray maqaaxi lagu iibiyo Jalaatada oo ku taala Waddada xiriirisa KM4 iyo Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Ilaa 8 ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen qaraxn uu fuliyay oo ismiidaamiye ah oo gudaha u galay maqaaxida oo watigaasi ah aheyd mid mashquul ah, Qofka weerarkan geystay ayaa la sheegay in uu xoog ku jiiray waariyihii joogay waardiyihii goobta si deg deg ahna u fuliyay qaraxa.
Dowladda Soomaaliya iyo xisbiyada ayaa cambaareeyay falka lagu qarxiyay dhalinyarada, waxaana ay ku baaqeen midnimo iyo in la xoojiyo dagaalka Al-Shabaab. ![]() Magacyada 8 qof oo dhammaantood ahaa dhallinyaro ayaa kala ah. 1: Ibrahim Abdi
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |