[Akhriso:-] Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhextaagan Saxaafada & Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

0
Saturday 28th November 2020 11:44:23 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhextaagan Saxaafada & Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

    Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhextaagan Saxaafada & Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhextaagan Saxaafada & Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.


Sabti, 28, November, 2020(Karin News)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro ) ayaa ka hadlay xaalad ka dhextaagan Warbaahinta iyo Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, taas oo cashuuro dul-dhigay saxaafada Dalka.





" Hawsha adag ee dhaqaalaha yar ee ay inoo hayaan diranayaasha warbaahintu waa in lagu xurmeeyo , ilaalinta xuquuqda saxaafaddu waa mid guud ahaan dunida laga qiimeeyo , inaguna mudooyinkii danbe liiska xaga dane ayaynu kaga jirnay , xukuumadda waxaan uga digayaa inay qaadaan cashuuro aan golaha wakiladdu jideyn , ama la cabudhiyo saxaafadda guud ahaan , xukuumaddana waxaa laga filayay kibcinta saxaadadda iyo sameynta jawi wada shaqeyneed oo wanaagsan inay sameeyaan , saaxafadana waxaa looga fadhiya inay ilaaliyaan anshaxa saxaadadda soona tabiyaan warae xaqiiqo ah. " Dr. Cabdiraxmaan Cirro gudoomiye xisbiga Waddani.


Goordhow La Soco Faahfaahin.





Loading...
LATEST NEWS