Ku Socota Kii ugu Akhlaaqda ( moral) Liiitay! Allaa Yahdiih!

0
Saturday 9th January 2021 09:54:25 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Socota Kii ugu Akhlaaqda ( moral) Liiitay! Allaa Yahdiih!

    Qofkii ugu akhlaaqda xumaa adduunyada ayaan maalin dhawayd la kulmay;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofkii ugu akhlaaqda xumaa adduunyada ayaan maalin dhawayd la kulmay;


 ku lahaa waxa ugu muhiimsan adduunyada waa kaash uun; macnaha waxa uu u jeddaa ceebi ma jirto haddii kaash la helayo. Xataa kuwa aynu gaalada u naqaan ayaa ceebi jirtaa marka laga hadlayo sida loo helayo Kaash; wa mid subxanallah in qof Islaam ahi sidaa u hadlo.!!



Mar baan is idhi lecture ma u gashaa, ka bilaabmaya what is money, ileyn waa mawduuc dhaqaalee! Runtii, ma aha lacagtu sida ay dad badani modayaan! Dad badan oo kaa lacag yar oo kaa nolol fiican baa jira! Ma yara dadka iimaanka beelay; horaa loo yidhi nin soore kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday anna waxan idhi nin doolar kaa qaaday waa nin daad kaa qaaday; ugu danbayntii aan idhaahdo kuwa arlada fasahaadinayaa waa kuwaa! Ilaahaw soo hunuuni adigaa qaadiree!

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS