|
|
Cadhada Iyo Dhibta Ku Lammaan!
Koox cilmi baadhayaal ah oo jidhka banii'aadamka ku samaynayay baadhis ayaa cadeeyay
in qofku marka uu cadhoodu ay ka soo baxdo ur gaar ah oo aan aadmigu awoodi Karin inuu dareemo. Cilmi baadhayaash ayaa cadeeyay in Eyda iyo Shinidu ay yihiin kuwa keliya ee urtaasi dareema. Iyagoo goobta urtaasi ka soo baxday laga yaabo inay weerar ku qaadaan.
Waxa kale oo cilmi baadhayaashu sheegeen in qofka waxyar ka hor inta aanay naftu ka bixin iyadana ay ka baxdo ur gaar ah oo ay awoodi karaan inay dareemaan Bisadaha, qudhaanjad iwm, waan taasi ayay yidhaadeen sababta mark aqofku dhinto ay ugu soo yaaceen, iyadoo mark uu hurdo aanay usoo dhowaan.
FIIRO GAAR AH:Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |