[Akhriso:-] Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay.

0
Tuesday 12th January 2021 09:26:34 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay.

    Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay.



Hargeysa(Karin News)- Warbixinta sannadkii 2020 ee ku saabsanaa hawlihii ay qabteen Ciidanka Dabdemiska Qaranka Somaliland ee gobolada oo dhan dabab iyo hawlo badbaado oo isugu jira Guryo Daara ah, Sandaqado, Bakhaaro,Dukaamo, Wershedo, KaalmoShidaal, Bacadleyaal,Badbaado Nafeed iyo Xooleed oo kala noocah,Gudaafado,Dhir kusoo dhaca guryo iyo hanti kala duwan Gobolada oo dhan:




Waana sida hoosta ku qoran:


No photo description available.
Loading...
LATEST NEWS