|
|
[DEG DEG:-] Abiy Ahmed Oo Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay La'layahay Iyo Tuhunada Ku Xeeran.
Abiy Ahmed Oo Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay La'layahay Iyo Tuhunada Ku Xeeran.
Shacabka dalka Itoobiya ayaa baadi-goobaya raysal wasaarahoodii Abiy Ahmed oo aan fagaarayaasha lagu arag Tobankii maalmood ee la soo dhaafay.
![]() Cabsi weyn ayaa ka jirta dalkaas oo shacabku ay ka qabaan halka uu ku sugan yahay Mr Abiy, baraha bulshada ayaana lagu faaqidayaa sida hawluhu u socdaan.
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |