Wararkii Ugu Dambeeyay Bam gacmeed Lagu Weeraray Goob Diiwaan Gelineed Oo Magaalada Laascaanood Ku Taalla Iyo Khasaaraha Ka Dhacay.

0
Wednesday 13th January 2021 09:16:29 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 902
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Dambeeyay Bam gacmeed Lagu Weeraray Goob Diiwaan Gelineed Oo Magaalada Laascaanood Ku Taalla Iyo Khasaaraha Ka Dhacay.

    Wararkii Ugu Dambeeyay Bam gacmeed Lagu Weeraray Goob Diiwaan Gelineed Oo Magaalada Laascaanood Ku Taalla Iyo Khasaaraha Ka Dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii Ugu Dambeeyay Bam gacmeed Lagu Weeraray Goob Diiwaan Gelineed Oo Magaalada Laascaanood Ku Taalla Iyo Khasaaraha Ka Dhacay.



Arbaca Janaayo, 13, 2021 (Karin News) - Goob ku taal koonfurta magaalada Laascaanood ayaa caawa fiidkii qarax ka dhacay kaas oo la sheegay in uu ahaa bam gacmeed.





Qasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa la sheegay laba qof oo dhaawac fudud ah sida ay Karin News u sheegay Masuul, kaas oo diidey in uu wax faahfaahin ah ka bixiyo.



"Ma jiro qasaare la sheegaa, goobtu way xidhnayd wax shaqo ahna kama socon, kuwa, laba qof ayaa firir dhagxaan ahi soo gaadheen, wixii intaas dhaafsiisan ciidamada amaanka ayaa laga war sugayaa" sidaa waxa yidhi isuduwaha Warfaafinta oo aan la xidhiidhnay.



Dhacdadan ayaa u muuqata qorshe ay dadka diidan diiwaan gelintu ku cabsi gelinayaan, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay si ka balaadhan sidii la filaayey ay dadku isu diiwaan gelinayeen, waxaana si aad ah loo saadaalinayey in ay maalmo dheeri ah dalbadaan waqti kordhin.



SomaliaNews on Twitter: 'Laascaanood is a beautiful city in Somalia #Laascaanood #Somalia… '



Loading...
LATEST NEWS