[DEG DEG:-] Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Nimco Yaasiin Caraale Oo Shaacisay In Ay Ka Baxday Fankii.

0
Wednesday 13th January 2021 11:33:51 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Nimco Yaasiin Caraale Oo Shaacisay In Ay Ka Baxday Fankii.

    Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Nimco Yaasiin Caraale Oo Shaacisay In Ay Ka Baxday Fankii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Nimco Yaasiin Caraale Oo Shaacisay In Ay Ka Baxday Fankii.




Fanaanada Nimco Yasiin Caraale oo iyaduna sheegtay inay dhawaan Macasalaamayn doonto Fanka oo waayadii danbe ay ahayd fanaanad siweyn uga dhex muutaqa fanka soomaalida





"inaan dabin ku jiro waan ogahay runta markaan sheegaayo'waan qiiroodaa markaan masraxa saaranahay waayo waxaan ogahay inaan quraan akhriyayn ee aan macaasi ku dhex jiro'hadana nafta uraaxee ayuunbaan is dhahaa sida ugu dhakhsaha badan ayaan uga baxayaa fanka' alle waxaan ka baryayaa inuu xaqa igu hanuuniyo: ayay tidhi Nimco Yaasiin.


DAAWO;-Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Hees Cajiib Ah Usoo Qaaday Somaliland. | WAJAALE NEWS















Loading...
LATEST NEWS