|
|
Gudoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Sanaag Iyo Qodobada Miiska Saaran [ Sawiro ]
Gudoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Sanaag Iyo Qodobada Miiska Saaran .
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo madaxda wehelisa ayaa xalay kulan kula qaatay magaaalada Ceerigaabo madaxda heer gobol, heer degmo iyo hawl wadeennada xisbiga ee gobolka Sanaag.
Munaasibadda oo ahayd is xog-warraysi waxa uu guddoomiyaha xisbigu kula dardaarmay madaxda iyo hawl wadeennada gobolka Sanaag in ay door laxaad leh ka qaatan wacyigelinta Diwaangelinta codbixiyeyaasha muddada ay socoto sida oo kalena dardar galiyaan hawlaha xisbiga ee gobolka.
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]()
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |