|
|
Somaliland Oo La Sheegay In Ay Ka Faa'iday Xidhiidhka Ay La Yeelatay Dawlada Imaaradka Carabta [ Gudaha Ka Akhriso ]
Somaliland Oo La Sheegay In Ay Ka Faa'iday Xidhiidhka Ay La Yeelatay Dawlada Imaaradka Carabta
Qolada Somaliland diidka kacaanka Farmaajo wixii iyaga siyaasadooda kasoo horjeeda waxay yidhaahdaan waa Cadowga Somaaliyeed iyagoo shacabka Somalia ku khalda maalinta la heshiiyaan walaalo ku sheegaaan siday imika Oramada Itoobiya ujecel yihiin laakin shacabka Jamhuuriyadda Somaliland lama khaldi karo cadowgooda way yaqaanaan.
Emirates Cadowga inooga dhigayeen Hadhaagii Faqashta Qadar-ta caashaqeen intan oo mashaaric ah Somalia maka fulisay??l
Sawirada hoose daawo waa mashaaricda walaalaha dowladda Emirates wadankeena ka fuliyeen. Dowladda Islaamka Emirates way ku mahadsantahay garab istaaga Jamhuuriyadda Somaliland iyo shanta mashruuc ugu waawayn abid Wadanka Somaliland ka fulinayso imika dhamaad ku dhow, kuwna dhamaadeen oo malaayiin dollars ku baxday:
1-) Wadada Berbera Corridor
2-) Airport Berbera
3-) Dekeda cusub Berbera
4-) Solar Energy Berbera
5-) Berbera Hospital Dowladda Emirates
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |