[Xasaasi:-] Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dad U Xidhay Qarax Ka Dhacay Laascaanood.

0
Wednesday 13th January 2021 14:16:17 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xasaasi:-] Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dad U Xidhay Qarax Ka Dhacay Laascaanood.

    Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dad U Xidhay Qarax Ka Dhacay Laascaanood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dad U Xidhay Qarax Ka Dhacay Laascaanood.



Ciidammada Booliska Somaliland ayaa howlgallo xalay ka sameeyeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxay ku soo qabtay dhowr qof oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen qarax ka dhacay magaalada, Qaraxan oo ahaa Bam gacmeed ayaa lagu weeraray goob ay ka socotay diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha Somaliland.




Illaa saddex qof oo laba askari ah iyo qof shacab ah ayaa ku dhaawacmay qaraxa bambaano ee lagu weeraray xarunta lagu diiwaan gelinayay cod bixiyeyaasha.



Ciidammada Booliska Somaliland ayaa howlgallo tan iyo xalay ka sameeyeen xaafadaha Laascaanood ayaa waxay soo qabteen dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen qaraxaas Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa amnigeeda soo hagaagaya sannadihii u dambeeyay, waxaana magaaladaas hore uga dhacay dilal


Weerar xalay ka dhacay Magaalada laascaanood. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia






Loading...
LATEST NEWS