Maxay Dawladda Kenya ka tidhi In Shabaab Qeybo Kamid Ah Mandheera Maamusho?

0
Sunday 17th January 2021 08:01:18 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Dawladda Kenya ka tidhi In Shabaab Qeybo Kamid Ah Mandheera Maamusho?

    Maxay Dawladda Kenya ka tidhi In Shabaab Qeybo Kamid Ah Mandheera Maamusho?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay Dawladda Kenya ka tidhi In Shabaab Qeybo Kamid Ah Mandheera Maamusho?


Wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya ayaa ku gacan seyrtay hadal kasoo baxay barasaabka Mandheera oo ahaa in ururka Al Shabaab ay inta badan boqolkiiba 50 maamulaan waddooyinka deegaankaas.




Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaantay hadalka Cali Rooba "Inkasta oo ay caqabado jiraan taas ugu wacan marinnada Al Shabaab ee xuduudka, Mandheera gebi ahaanba ma ahaan meel uu cadowga joogo si ka duwan hadalka Cali Roobaā€¯



Kenya waxay sidoo kale sheegtay in dowladda ay ka shaqeysay xoojinta iyo horumarinta arrimaha amniga ee gobolkaas.


Loading...
LATEST NEWS