[Akhriso:-] Maxkamadda Sare Somaliland Oo Go'aamo Culus Soosaartay Iyo Xaaladaha Soo Kordhay.

0
Thursday 21st January 2021 16:20:02 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1067
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Maxkamadda Sare Somaliland Oo Go'aamo Culus Soosaartay Iyo Xaaladaha Soo Kordhay.

    Maxkamadda Sare Somaliland Oo Go'aamo Culus Soosaartay Iyo Xaaladaha Soo Kordhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Sare Somaliland Oo Go'aamo Culus Soosaartay Iyo Xaaladaha Soo Kordhay.



Maxkamadda Sare JSL waxay soo saartay wareegto ujeedadeedu ku saabsan tahay wax ka bedel ay ku sameysay qiimaha Magta, Qoomaha iyo Meherka dumarka ee dacwadaha Maxkamaddaha soo gala waana sidan:-






1. Dilka, dhaawaca ama qoonta badheedhka ah waxa lagu kala qaadanayaa qiimo ah hashiiba 3,500,000 (Saddex milyan iyo shan boqol oo kun oo shilin Somaliland ah).

2. Dilka, dhaawaca ama qoonta aan badheedhka ahayn ee kama sida shilalka Baabuurta iyo wixii la mid ah ee maqaadiir ah waxaa lagu kala qaadanayaa qiimo ah hashiiba 2,500,000 (Laba milyan iyo shan boqol oo kun oo shilin Somaliland ah).

3. Meherka dumarka waxaa lagu kala qaadanayaa qiimo ah hashiiba 3,500,000 (Saddex milyan iyo shan boqol oo kun oo shilin Somaliland ah).

4. Wareegtadan waxaa ka baxsan wixii ay dhinacyadu dibadda kaga soo heshiiyaan.




Loading...
LATEST NEWS